den 23 april 2024
Dagens namn: Georg, Göran
Orsa kommun - helt enkelt!

Qoraal / ogaal ku saabsan waxa ay jaaliyad tahay

Jaaliyad waa koox ka mid ah dadka oo u kulma in ay sameeyaan ama si dheeraad ah u bartaa wax uun ay sid wada jir ah u xiiseeyaan. Gudaha Iswiidhan waxaa ka jira jaaliyado badan oo qabta wax yaalo kala duwan, waxaana ka mid ah cayaaraha, rabbaaniyadda iyo jaaliyadaha dhaqanka. Dhanka jaaliyadaha Iswiidhishka, way kusoo dhowaan karaan dhammaan, haddii ay ahaan lahayd gabdho, wiilal, haween iyo ragg, waxay doonaan asalkoodu ha ahaadeenee.
 
In aad ka qayb qaadato nolosha jaaliyadaha waxay kuu furi karaan albaabbo, iyadoo halkaasna kala kulmi kara qayb ka mid ahaansho bulshada Iswiidhan. Nolosha jaaliyadaha waxay ku siinaysaa suurto galidda ah in aad ku taba barato afka iswiidhishka iyo in aad aragti ka qaadato sinnaanta habka bulshada loo dhisay. Gudaha nolosha jaaliyadaha waxaa laga heli karaa in aad ku deeqdo waayo aragnimadaada, in aad iskaa wax u qabso ku shaqayso, ama in aad ka hesho fursad aad ku jara barato. Jara barku wuxuu kugu hoggaamin karaa suurto gal ah in aad shaqo ku hesho.
 
 
Senast ändrad den 4 oktober 2017
Sidan underhålls med webKontroll från Daladatorer